Culumada Jowhar oo ka hadlay muhiimada ay leedahay in la kordhiyo Alle bariga

0
40

Jowhar – ( Radio Isnaay )- Culimada magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa si adag uga hadlay dhibaatada ka dhalan karta salaad-la’aanta, iyagoo bulshada ku nool magaalada iyo nawaaxigeeda ugu baaqay in ay ku dadaalaan gudashada waajibaadka salaadda shanta waqti.

Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibrahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here