Jowhar – ( Radio Isnaay )- Kadib Markii Shirjaraaid ku qabatey Magaalada Baydhabo Agaasimaha Waaxda Caafimadka iyo Fayadhowrka Degmada Baydhabo Abshir Ali Xussen ayaa soo saarey Digniin ku socotey Ganacsatada Magalada Baydhabo kuwaas oo ku ganacsada Raashiinka dhacay kuwaas oo ku iibinaya Suuqyada Magaalada Baydhabo taasoo halis ku ah Caafimaadka Shacabka
Waxaa SooJeedinaya:- Nuur Maxamed Cabdi