Jowhar – ( Radio Isnaay )- Haweenka Soomaaliyeed waxaa lagu tilmaama inay yihiin laf dhabarta bulshada ayagoona ku suntan doorarka kala duwan ee ay ka qataan hurmarinta bulshada sida nabadaynta, xalinta khilaafaadka iyo is dhiir galinta haweenka dhexdooda ah
Waxaa SooJeedinaya:- Abdiwali Tima Cadde.