Soomaaliya oo loo doortay Xubin aan Joogta aheyn oo katirsan Golaha Ammaanka QM.

0
46

Jowhar – ( Radio Isnaay )- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo wareysi siiyay Telefishinka Al-Carabiya ayaa sharaxaad kooban ka bixiyay muhiimadda Soomaaliya ay u leedahay kursiga ay ku yeelatay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay tan iyo 1972-kii.

Waxaa soo jeedinaya : – Cabdiwahab Caddow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here