Xarun Dalxiis oo laga hirgeliyay Magaalada Jowhar.

0
47

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xarun loogu talagalay in lagu madadaaliyo dhalinyarada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada islamarkana loogu magacdaray Shabeelle green Back company ayaa laga hirgaliyay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabelle.

Waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here