Jowhar (Idaacadda Isnaay) Dhammaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Gaar Ah Maalinta Caalamiga ah Ee Dalxiiska Dunida 27-September ee Idaacadda Isnaay ee Magaalada Jowhar.
Waxaa SooJeedinaya Cabdiweli Axmed.