Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maalinta Dalxiiska Adduunka, oo sanad walba ku beegan 27-ka Sebtembar. Maalintan waxaa hoggaamiya Ururka Caalamiga ah ee Dalxiiska ee Qaramada Midoobay (UNWTO), waxaana markii ugu horreysay loo dabaaldegey 1980. Taariikhdu waxay dib ugu laabaneysaa 27-kii Sebtembar 1970, xilligii la ansixiyay xeerarkii ururkaas oo lagu tilmaamay guul weyn oo loo gaaray horumarinta dalxiiska caalamka.
Waxaa soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed.