Jowhar – (Radio Isnaay ) – Waxaa Xaalad Qatar Ah Maraya Heerka Biyaha Webiga Shabeelle Ee Mara Gobolka Shabeellaha Dhexe, fatahaado ayuu ka Sameeyey Tuulooyin Hoosyimada Jowhar Waxana Socda Dadaalo lagu Xerayo Goobaha Wabigu Uu Fatahaadaha ka Sameyey.
Waxaa soo jeedinaya : – Cabdifatax Axmed.