Iskuulada ay dhigtaan dadka Maqalka la’ oo la gaarsiiyay Buugaagta Manhajka Waxbarashada.

0
33

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Iyadoo Lagu guda Jiro isbuuca dadka maqalka la’ ayaa Agaasinka waxbarashada Gobolka Banaadir oo kaashanaya wasaaradda waxbarashada Gobolka waxa uu buugagta Manhajka Soomaaliya ku wareejiyey ururka dhagoolayaasha Soomaaliyeed.

Waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here