Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Cilmi Maxamed Nuur, ayaa soo xiray shirkii guddiga sare ee mashruuca horumarinta waddooyinka Soomaaliya.
Waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.