Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cusbitaalka Al-Nasri oo loogu talagalay Daaweeynta Cudurada guud iyo Daryeelka Hooyada iyo Dhallaanka ayaa laga hirgeliyay xaafada Howl-wadaag laanta Suuq sare ee Magaalada Baladweyne.
Waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.