Tababar ku Saabsan barista iyo hubinta Dukumentiyada oo lagu qabtay Muqdisho

0
34

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustafa Duxulow ayaa furay tababar ku saabsan baarista iyo hubinta dukumentiyada, kaas oo ay ka faa’iideysanayaan 30 sarkaal oo ka kala socda waaxyaha kala duwan ee Hay’adda, oo ay ku jiraan Xuduudaha iyo Socdaalka, Jinsiyadda iyo Ajaanibta iyo Dalkugalka.

waxaa Soojeedinaya:- Cabdiwali Tima Cadde

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here