Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda, oo sannad kasta dunida laga xuso 21-ka September. Maalintan waxaa Qaramada Midoobay u asteeyeen 1981 si loogu wacyigeliyo bulshada caalamka qiimaha nabaddu leedahay iyo baahida loo qabo in la joojiyo colaadaha Sanadkii, 2001, waxaa la go’aamiyey in maalintan la xuso 21ka Sebtember sanad walba.
waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.