Jowhar – ( Radio Isnaay ) – egmada Xudur ayaa waxaa ka socda Qodista Sedax Ceel Riig la rabo in loogu soo saaro Biyo Macaan oo Bulshada baahi badan u qabaan Maadama Ceelasha hada shaqeeya ay yihiin kuwa Qaraar ama dhanaan ah kuwaasi dhibaata ku qabaan Cabista mararka qaarkood Caafimaadkooda halis ku ah.
waxaa soo jeedinaya :- Cabdicasiis Xasan.