Ururka Haweenka Gobolka Shabeellaha Dhexe oo wadda dadaalo lagu xoojinayo Geeddi-socodka Nabadda.

0
34

Jowhar – ( Radio Isnaay )-  Guddoomiyaha Ururka Haweenka gobolka Shabeellaha Dhexe, Fadumo Caddow Sangaab, ayaa si qoto dheer uga hadashay doorka muhiimka ah ee haweenku ka qaataan geeddi-socodka nabadaynta iyo xalinta khilaafaadka bulshada dhexdeeda.

Waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here