Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hay’adaha u xilsaaran Dib-u-eegista Dastuurka ee kala ah Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u- eegista Dastuurka, Wasaaradda Caddaaladda iyo Arr. Dastuurka iyo Guddiga Lasocodka Dastuurka ayaa degmada Xamar Jajab ku qabtay Kulan Dadweyne oo ku saabsan Dib-u-eegista Dastuurka.
Waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.