WARARKA Dhalinyaro ku nool Baladweyne oo Noloshooda ka maareeya Cilad bixinta Bajaajta. By admin - September 17, 2025 0 55 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhallinyaradan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa xaafadda kooshin ee magaalada ka furtay goob aay ku cilad bixiyaan gaadiidka yar yar ee loo yaqaano Bajaajka. waxaa soo jeedinaya :- Cusmaan Cabdalla. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/09/WARKA-CILAD-BIXINTA-BAJAAJTA-BY-CUSMAAN-.mp3 Share this:FacebookX