Tababar Ku Saabsan Cadaaladda iyo Maamul Wanaaga oo lagu qabtay Jowhar.

0
50

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkan ayaa ku Saabsanaa maamul wanaaga iyo Cadaaladda kaasi oo loo qabtay ardayda Jaamacadda ZamZam ee barata kuliyada maamulka iyo maareynta waxaana soo qaban qaabiyay maamulka Jaamacadda.

Waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here