WARARKA Wiil dhalinyaro ah oo horumar Ganacsi ka sameeyay Iibinta dharka Ragga Suuqyada Jowhar. By admin - September 16, 2025 0 59 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cabdi Casiis Maxamed Rooble Waxa Uu Kamid Yahay Dhalinyaradda Ganacsada Magaalada Jowhar Waxa Uu Jowhar Ku Leeyahay Ilaa sedex xarun Ganacsi Oo Lagu Iibiyo Dharka Ragga. Waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/09/WARKA-MACLOW-GANACSADE-.mp3 Share this:FacebookX