Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ka hor Burburi Dowladi Dhexe ee Dalka Magaalada Jowhar waxa ay kamid aheyd Magaaloyinka Ugu Warshadaha & Shaqo Abuuka Badan Ee Dalka Soomaaliya waxaana u soo shaqo doona jiray dadka ku nool gobolada Dalka.
Waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.