WARARKA Haweenka Jowhar oo loogu Baaqay In ay Xoogga saaraan Barashada Farsamada Gacanta. By admin - September 13, 2025 0 28 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Barashada xirfadaha waa tiir muhiim u ah horumarka haweenka, maadaama ay siinayso awood ay ku heli karaan dhaqaale u gaar ah kana baxaan ku tiirsanaanta cid kale. waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/09/warka-jowhar-by-sahro-13.mp3 Share this:FacebookX