Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Beeraha iyo waraabka dowlad goboledka Jubbaland ayaa xarunta wasaaardda ku qabatay shir looga hadlayay wax qabadka Mashruuca FSRP kaas oo taageera Beeralayda iyo xoola dhaqatada ku nool deegaana Jubbaland ayna isla wadaan Wasaaraddaha Beeraha iyo xanaanada xoolaha.
waxaa soo jeedinaya : – Abdiweli Tima Cadde





