Jubbaland oo Sheegtay in Cudurka Jadeecada uu ka dilaacay deegaano hoostaga Kismaayo.

0
47

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Agaasimaha Waaxda caafimaadka bulshada ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada Jubbaland abshir Yuusuf  ayaa ka warbixiyay kulan ay Masuuliyiinta Wasaaaraddu la qaateen wakiilka cusub ee Hay’adda ICRC ee Deegaanada Jubbaland kaas oo booqday xarunta Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland ee Magaalada Kismaayo.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here