Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu soo bandhigayay dhallinyaro Soomaaliyeed oo dhammeystay barnaamij waxbarasho ku saabsan hal-abuurka casriga ah ee dhinaca beeraha
Waxaa SooJeedinaya:- Sahra Cabdi Xuseen