Wax-garadka kaamka Baalguri Jowhar oo Codsaday in loo dhiso Xarun Waxbarasho.

0
54
Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Iyadoo Wasaaradda Waxbarashada Hirshabelle ay wado dadaalo ballaaran oo lagu horumarinayo tayada waxbarashada iyo helitaanka adeegyada waxbarasho ee degmooyinka iyo degaanada kala duwan ee Hirshabelle ayaa gudoomiye ku-xigeenka kaamka Baalguri ee magaalad Jowhar codsaday in kaamka laga hirgaliyo goob waxbarasho.
Waxaa SooJeedineysa:- Sahra Cabdi Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here