Maamulka Gobolka Banaadir oo xariga ka jaray wajiga labaad dhismaha wadada Daarusalaam.

0
7

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, ayaa  si rasmi ah xarigga uga jaray wajiga labaad ee dhismaha waddada Daarusalaam oo si casri ah loo dhisay.

waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here