Hoos udhac ku Yimid Xawaaraha Internet-ka Magaalada Kismaayo.

0
58

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Adeega Enternet-ka  Shirkada Hormuud ee magaalada Kismaayo ayaa labadii todobaad ee ugu dambeeyay ah mid xawaarihiisu aad u hooseeyo taas oo shirkadu ku sheegtay cilad ku timid fiilooyinka Enternet soo qaada ee bada hoosteeda Mara.

Waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here