Gaadiidleyda Baladweyne oo Walaac ka Muujiyay Bur burka Wadooyinka.

0
54

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadweynaha iyo darawalada gaadiidka magaalada Baladweyne ayaa dhibaato badan ku qaba burburka jidadka iyo ciriirga ama jaamka ka jira wadada laamiga ee dhaxmarta bartamaha magaalada Baladweyne.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here