Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maxamed Cusman waa mid ka mid ah dhalinyarada ku nool Magaalada Jowhar ee bartay culuumta ganacsiga iyo dhaqaalaha. Wuxuu si gaar ah diiradda u saaray fahamka iyo horumarinta ganacsiyada yaryar kuwaas oo laf-dhabar u ah koboca dhaqaalaha iyo shaqo abuurka dalka.
Waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.