Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyaro badan oo ku noola magalada muqdisho ayaa wadooyinka waaweyna ee magalada ka sameystay ganacsiga ku saleysan geedka qumbaha, gaar ahaan qeybaha loo adeegsado daawo ahaan, ayaa noqday il dhaqaale oo muhiim ah oo ay dhalinyaro badan oo ka mareey noloshooda iyo mid qoysaskooda.
waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.