Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xarunta Kutubta qur’aanka kariimka ee Umuhaatu khayrdoon ayaa deeq raashin ah oo ka gooban Bur, Bariis, Songor, iyo Saliid u qeybisay in ka badan 300 qoys oo ku nool Magaalada Burco ee gobolka Tog-dheer.
Waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.