Olole lagu wacyigalinayo waxbarashada Gabdhaha oo laga bilaabay Balcad.

0
39

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Waxbarashada ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si rasmi ah uga bilowday degmada Balcad olole ballaaran oo lagu wacyigelinayo bulshada ku saabsan muhiimadda waxbarashada, gaar ahaan kor u qaadista heerka aqoonta gabdhaha.

Waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here