Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Amniga maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa magalada Baydhabo ku qabatay Tababar ku saabsan Xuquuqda Aadanaha ee Shaqada Booliiska,kaas oo loo qorsheeyay Saraakiisha Booliiska, Maamulka Degmada iyo Ururrada Bulshada Rayidka.
waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.