Goobaha loo asteeyay in ay ka dhacan codeynta doorashooyinka muwaadiniinta oo la diyaariyay.

0
41
Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Guddi hoosaadka howlgalka doorashooyinka ahna kusimaha Gudoomiyaha Maxamed Aamii ayaa sheegay in Gudiga doorashooyinka in ka badan 800 oo goobood u asteeyay in ay ka codayn doonaan muwaadiniinta ku nool gobolka Banaadir.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here