WARARKA Isticmaalka miraha Qaraha oo ku soo Badanaya Jowhar. By admin - September 2, 2025 0 69 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaruhu (Xab xabku) waa dalag ka mid ah kuwa loogu isticmaalka badan yahay, gaar ahaan xilliga kuleylaha, Gobolkan shabellaha dhexe ayaa ka mid ah meelaha uu sida weyn uga baxo qaraha. Waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/09/Warbixinta-Qaraha-By-Shiine.mp3 Share this:FacebookX