Madaxweynaha dowlad goboleedka W/B oo loo doortay Cabdulqadir Firdhiye.

0
33

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa waxaa loo doortay Mudane Cabdulqadir Axmed Aw Cali Firdhiye kadib markii uu ku guuleystay codad gaaraya 62.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here