Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdikadiir Mohamed ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray dhismaha cusub ee Xarunta Kunteenarada ee Dekedda weyn ee magaalada Muqdisho.
waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.