Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Goobaha Jirdhiska Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa waxaa kusoo badanaya Dhallinyarada ku biiriya Almiitada ama Jirdhiska islamarkaana diirada saaraya caafimaadka, quruxda jirka iyo ilaalinta caafimaadkooda maskaxeed.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdiwahab Caddow.