Dhalinyaro ku nool Jowhar oo nolosha reerkooda ka mareeya ka shaqeynta Foornada.

0
17

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Foornooyinka lagu sameeyo macmacaanada waa meelaha lagu diyaariyo buskudka, keegga, rootiga, doolsheyaasha, iyo noocyo badan oo cuntooyin macaan ah. Dad badan oo Soomaaliyeed, gaar ahaan magaalooyinka waaweyn, ayaa ka shaqeeya goobahan si ay nolol-maalmeedkooda uga helaan. Shaqadan waxay muhiim u tahay dhaqaalaha qoysaska badan, balse waxay leedahay culaysyo iyo caqabado badan oo saameeya nolosha shaqaalaha.

Waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here