JOwhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa Magaalada Jowhar ka dhacday munaasabad si heer sare ah loo agaasimay oo lagu difaacanaayay buugga qalin-jabinta ee ardayda dhamaysatay heerka koowaad ee Jaamacadda Plasma faraceeda Jowhar.
Waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.