Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweyne-Xigeenka Maamulka Soomaaliland Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Daah-furay Xafiiska Macadka Xisaabaadka Somaliland ee loo soo gaabiyo Magiciisa ICPAS kaasi oo ka kooban qeyba kala duwan Macadkani waxa uu noqon doonaa mid qaban doona shaqooyin badan oo laf-dhabar u ah Xisaabaadka.
waxaa soo jeedineysa : – Sahro cabdi.