Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka wasaarada Caafimaadka Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Saciid Axmed Cali ayaa degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelada Hoose ka daahfuray mashruuca Marwo Caafimaad.
waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.