Munaasabad lagu dhiirigalinaayay Arday baratay cilmiga computer-ka oo lagu qabtay Jowhar.

0
62

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabad lagu dhiirigalinaayay In ka badan 40 arday oo dhameysatay barashada Cilmiga Kombiyuutarka kana aflaxay Machadka Buundo ayaa lagu qabtay magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka Hirshabeelle.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here