Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta si rasmi ah uga furay magaalada Jowhar shirka wadatashiga arrimaha waxbarashada Soomaaliya.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.