Bulshada Tuulada Bayaxaaw ee dulleedka Jowhar oo bogaadiyay xiritaanka buqda Tuulada.

0
52

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Bulshada ku nool tuulada Bayaxaaw ee degmada Jowhar ayaa uga mahadceliyay Wasaaradda Beeraha ee dowlad-goboleedka Hirshabeelle go’aanka ay ku xirtay buqda tuulada, kaas oo muddooyinkii la soo dhaafay sababay fatahaado iyo khasaare ballaaran.

Waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here