Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda goboleedka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa xarigga ka jaray mashruuca cusub ee daaweynta iyo dhaqista Kelyaha oo laga hirgeliyay Isbitaalka Guud ee Garoowe.
Waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.