Isticmaalka Kalluunka Wabiga oo ku soo Badanaya Jowhar.

0
9

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kaluunka wabiga waa kheyraad dabiici ah oo aad muhiim ugu ah nolosha dadka Marka laga hadlayo dhinaca nafaqada,kaluunka wabiga waxa uu hodan ku yahay borotiin, fiitamiino iyo macdano muhiim u ah caafimaadka qofka. Waxa uu ka caawiyaa dhimista xanuunnada wadnaha, kor u qaadida maskaxda iyo xoojinta lafaha.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here