Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka shabellaha dhexe ayaa waxaa laga dareemayaa in uu isbeddel ku yimid suuqa sarifka lacagaha qalaad, gaar ahaan sarifka doollarka iyo Shilin Soomaaliga.
waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.