Barnaamijka istaraatiijiyadda dhijitaalka ah ee beeraha Soomaaliya oo lagu qabtay Gobolka Banaadir.

0
56

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda beeraha iyo waraabka XFS ayaa magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ka daah furtayistaraatiijiyadda dhijitaalka ah ee beeraha Soomaaliya kaas oo ah Barnaamij xooga saraya sidii beeraha loogu adeegsan lahaa tiknoloojiyada casriga ah ee horumarinta wax soo saarka beeraha.

Waxaa soo jeedineysa : – Sahro cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here