Munaasabad lagu dhiirigalinaayay Arday baratay cilmiga caafimaadka oo Muqdisho lagu qabtay.

0
40

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabadan oo ahayd Mid ay ku qalinjibinayen ilaa iyo 39 arday oo baratay culuumta caafimaadka ee Jaamacadda Soos ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here